Doorasho maanta ka dhacaysa Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu wadaa maanta inay ka qabsoonto doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya. Xildhibaanka Kursigaan ka geeriyooday, ayaa lagu magacaabi jiray Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi Dheere . Xildhibaanka  ayaa ku geeriyooday  28/April/ sanadkii 2018 Magaalada Muqdisho. Musharaxiinta Kursigaan u taagan waxaa ka mid ah: […]

Continue Reading

Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hirshabelle

Waxgaradka ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaannada maamulkaasi in ay nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalladan. Suldaan Mahdi C/risaaq oo ka mid ah waxgaradkan ayaa sheegay in ay ka waxgarad ahaan aad uga xun yihiin colaadahan soo noq-noqday. Waxa uu Suldaanka si gaar ah ula hadlay maamulka Hirshabelle oo […]

Continue Reading

Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani. Waxa ay dadkan qaarkood sheegeen in madaxweynaha ay ka doonayaan inuu degdeg ku fuliyo dhammaan ballanqaadyadiisa. Dadkan ayaa sheegay in Dani laga doonayo inuu amniga, dhaqaalaha […]

Continue Reading

(Sawirro) Dani oo Casho Sharaf u Sameeyay Farmajo iyo Madaxda kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa oo taariikhdu tahay 27 January 2019 casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowaddaha Xubnaha Ka ah Dowladda Fedraalka Soomaaliya. Casha sharfata uu sameeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha  Dowladda Federaalka Soomaaliya, […]

Continue Reading

Al-Qaacida oo ka hadashay Weerarkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen Kenya

Ururka Al-Qaacida ayaa war kasoo saaray weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaadeen Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya Hoteel ku yaalla,halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 21 qof. Warka kasoo baxay Al-Qaacida ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi ay soo dhaweynayaan sidda uu dhacay, islamarkaana Cid kaste oo Kenya iyo dalalka reer Galbeedka dagaal kula […]

Continue Reading

Kenya oo dhaliishay howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Kenya ayaa ku boorrisay Qaramada Midoobay in ay maal-galiso howlgalka la-dagaallanka Al-Shabaab ee ka jira Soomaaliya, iyagoo ku doodaysa in tani ay joojinayso Ciidanka Soomaalida iyo Ciidanka Kenya ay helaan awood ay kaga adkaan karaan Shabaab. Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya Ababu Namwamba ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xakameeyo khidmooyinka maaliyadeed […]

Continue Reading

Ticeey” Waa inaan ka Masayrno Puntland

Madaxwaynihii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdulaahi Aadan Tiiceey oo ugu horay Hambalyo u diray Madaxwaynaha Cusub ee Maamulka Puntlanad Saciid Cabdulaahi Dani ayaa sidoo kale iftiimayay Cashar ay ka baran karaan Siyaasiinta Galmudug Hanaanka Maamul iyo Isku Duubni ee ka jirta Degaanada Puntland  Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa u dhignaa […]

Continue Reading

Farmaajo oo Garowe kula kulmay Madaxda Maamulada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo Mudane Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii […]

Continue Reading