Sawirka iyo magaca mid ka mid ah ragii isku qarxiyey Kulbiyow
Warbaahinta gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in mid ka mid ah Raggii isku Miidaamiyay Weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen xerada ciidanka dowladda Kenya ee degaanka Kulbiyow uu ahaa nin u dhashay dalka kenya. Ninkaan ayaa darawal ka ahaa mid ka mid ah Saddex Gaari oo la sheegay in ay isku qarxiyeen xerada ciidanka dowladda […]
Continue Reading