Bangiga aduunka oo dib u soo celiyay wada shaqayntoodii soomaaliya

Bankiga Adduunka ayaa shalay sheegay inay caadiyeeyeen xiriirkii ay dawladda Soomaaliya la lahayd Bankiga Adduunka 30 sano kadib. Bankigu waxa uu sheegay inay tani ka dhigan tahay inay fursado u furto dawladda Soomaaliya, fursadahaas oo ay ka mid yihiin inay Soomaaliya hesho deeqaha uu bixiyo Bankiga Adduunka iyo inay wadashaqayn la lahaato dhammaan laamaha Bankiga […]

Continue Reading

Maraykanka oo walaac ka muujiyay ciidamada dowlada ee gedo la geeyay

Isuduwaha siyaasadda ee Mareykanka u qaabilsan Golaha Ammaanka Rodney Hunter  ayaa si kulul uga hadlay xaaladda gobolka Gedo iyo ciidamada Dowladda Federaalka ay geysey magaalooyin ka tirsan gobolka Gedo. Rodney Hunter ayaa sheegay in sanadkan 2020-ka uu Soomaaliya u yahay sanad adag, maadaama ay dooneyso inay xal ka gaarto deyn cafinta, doorashooyinka qaranka iyo sidii […]

Continue Reading

Xarunta waxbarashada gobolka banaadir oo xariga laga jaray

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Cabdullahi Goodax Barre iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadid ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Finsh ayaa xariga ka jaray xarunta Waxbarashada gobolka Banaadir oo muda 30-sano kadib dib loo hirgaliyay. Xaruntaasi oo qeyb ka noqon doonto xoojinta adeegyada Waxbarashada, waxaana daahfurka xafiiskan goob joog ka ahaa hogaanada daladaha Waxbarasho ee […]

Continue Reading

Baarlamaanka Puntland oo go’aan ka gaaray cida noqonaysa kusimaha madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa

Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland go’aan ka gaaray khilaaf ka dhashay qofka noqonaya Kusimaha Madaxweynaha Puntland haddii Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa ay dalka ka maqnaadaan. Khilaafkan ayaa waxaa uu u dhexeyay golaha sharci dejinta iyo golaha fulinta iyadoo mid walba uu sheeganayay in uu leeyahay kusimaha Madaxweynaha. Guddiga Joogtada ah ee Golaha […]

Continue Reading

Xildhibaan Mahad Salaad;”Ma Xalbaa Xasuuqa Ceel Saliini”

Xildhibaan Mahad Salad ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga hadlay weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada ay ku lahaayeen Ceel Saliini halkaas oo ciidamo badan ay ku dhinteen. Xildhibaan Mahad Salaad ayaa cinwaan uga dhigey qoraalkiisa; XASUUQA CEEL SALIINI ma xalbaa dowladu bidday mise waxaa jira qorshe durugsan oo lagu dabargoynayo wiilasheena?! Hubkaan iyo […]

Continue Reading

Madaxwayne Laftagareen oo xilka ka qaaday qaar kamida wasiiradiisa

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa xilkii looga qaadey Wasiirka Waxbarashada C/raxmaan Cusmaan Malaaq,Wasiirka Shaqada & Shaqaaaha Feysal Cabdullaahi Cali iyo wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jabriil Maxamuud Aadan. Sidoo kale Madaxwyene laftagareen ayaa xilka Wasiirka Waxbarashada u Magacaabey Maxamed Yuusuf Xasan, Wasiirka Shaqada & Shaqaalaha Cabduqaadir Cumar C/llaahi halka Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada loo […]

Continue Reading

Jubaland oo ka hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Qooqaani

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay iskahorimaad ku dhex maray ciidamo ku sii jeeday magaalada Dhoobley iyo dagaalamayaal Al-Shabaab ka tirsan. Saraakiil ka tiran ciidamada Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo ka baxay magaalada Kismaayo kuna sii jeeday magaalada Dhoobley uu dagaal adag la galay dagaalamayaal Al-Shabaab ka tirsan kadib markii ay weerar […]

Continue Reading