Xildhibaan Muno Kay, ayaa xalay ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay leedahay lagu rasaaseeyay magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada ayaa la sheegay in aysan la socon gaari, waxaana ku dhaawacmay darawalka xildhibaanadda.
Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda.
Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid aheyd xildhibanaddii dhawaan kusoo biiray Baarlamaanka Soomaaliya.