Wararkii ugu dambeeyey Shirka Garoowe

Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada ee ka socda Magaalada Garoowe Caasimadda Maamulka Puntland ayaa galay maalintiisii saddexaad, Madaxda ayaa isku mari la’ qaar ka mid ah qodobada ajendaha shirka. Qodobada ajendaha shirka Dib u soo celinta Madashii hoggaamiyaasha Xal u helidda Khilaafka Xaaf iyo Dowladda Dhexe Dib u eegis […]

Continue Reading

Maxkamadda Ciidamada oo go’aan kasoo saartay kiiskii Ina Calool Geel

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Side ayaa go’aan ka soo saartay Kiiska Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (ina Calool Geel)oo dhowr jeer la hor geeyay Maxkamadda Sare kadib Rafcaan uu kasoo qaatay Maxkamadaha Ciidamada Puntland oo horay siyaaba kala duwan u xukumay iyagoo la xiriirinaya falal Arga-gixisanimo. Maxkamadda Sare ayaa amartay in si deg-deg ah looga daayo […]

Continue Reading

Daawo: Musharixii 1aad Madaxweynaha Galmudug 2019

Magaalada Birmingham ee dalka UK waxaa xalay lagu qabtay xaflad si heersare loo soo agaasimay, munaasabadaas oo aqoon yahan Abuukaate Cabdullaahi Faarax Qaarey kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay qabashada kursiga Madaxweynaha Galmudug 2019. Madasha ayaa waxaa kasoo qeybgalay qeybaha bulshada Soomaali iyo Ajnabi, Musharax Abuukaate Qaarey ayaa noqonaya musharixii ugu horeeyey shaaciya inuu u […]

Continue Reading

Xildhibaan Mahad Salaad oo Xarig jaray 2 Ceel Riig (Sawirro)

Xildhibaan Mahad Salad Ayaa Maanta 28 April 2019 Furay 2 Ceel Riig oo uu ka Hirgaliyey Deeganada Xodale iyo Oodaale oo hoostaga degmooyinka Guriceel iyo Balanbal, ceelashaan ayaa Dadka iyo Duunyaduba ku oon Beeleen. Qodista iyo Qalabeynta Ceelashan waxaa Gacan Balaaran ka Geystay Hey’addo Samafal. Xildhibaan Mahad oo dhawaan soo gaaray degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa […]

Continue Reading

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Cadaado oo la Daahfuray (Sawirro)

Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka waxaa Xalay laga daahfuray Naadiga Akhriska iyo Qoraalka degmada Cadaado, Naadigan ayaa waxaa Aasaasay 3 dhalinyaro oo ku nool Cadaado, wuxuuna hoostagi doona Madasha Akhriska iyo Qoraalka Galmudug. Aasaasayaasha Maxamed Shariif Maxamed Maariya Maxamuud Maxamed Sharmaarke Xasan Maxamed Ujeedaha loo aasaasay Naadigan ayaa ah kor u qaadista Aqriska iyo Qoraalka bulshada […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Cadaado oo Walaac ka muujiyey Abaar ka jirta Deegaanada Miyiga (Video)

Gudoomiyaha Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa walaac ka muujiyey abaar ka jirta dhulka miyiga ee hoostaga degmada Cadaado. Gudoomiyaha ayaa sheegay in roobkii Guga oo aan wali di’in iyo jiilaalka adag ay sababeen in abaartu ku baahdo dhulka miyiga, wuxuuna qeylo dhaan u diray ganacsatada iyo […]

Continue Reading

Faafaahin Ujeedka Safarka Xaaf ku tagay Nairobi

Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudugta Dhuusamareeb ayaa safar aan la shaacin ku aaday magaalada Nairobi Caasimadda Dalka Kenya. Xaaf ayaa shalay diyaarad ka raacay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, isagoo ka tagay saaxiibadiis. Xaaf ayaa muddooyinkan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo. Ilo xog ogaal ah ayaa ceelhuur.com u xaqiijiyey in Xaaf Ducaale uu Nairobi kula kulmi doono Saciid […]

Continue Reading

Cali Gacal oo ka hadlay sababta Galmudug looga reebay shirka Garoowe.

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay shirka ay leeyihiin Guddoonka Baarlamaanka Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo maalintii labaad ka socda magaalada Garowe. Shirkan oo looga hadlayo iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa Baarlamaanka Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo […]

Continue Reading

Sabriye oo Muqdisho ku laabtay isagoo gacmo maran

Wasiirka Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saaka si deg deg ah ugu laabtay Magaalada Muqdisho, wasiirka oo shalay barqadii soo gaaray Dhuusamareeb ayaa kulamo isdaba joog ah la yeeshay Madaxda Galmudugta Dhuusamareeb iyo Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud. Kulamadii ugu dambeeyey ayaa dhacay xalay, waxaana wasiirku kulan la […]

Continue Reading