Cali Gacal oo ka hadlay Doorashada Galmudug

Guddoomiyaha baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira. Shir Jaraa’id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ay […]

Continue Reading

Xisbiga UPD oo ka hadlay Xaaladda Galmudug

Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug, dooroshada Dowlad Goboleedka Jubaland, xiriirka iskaashiga iyo xoojinta nabadda ee dhawaan dhexmaray Puntland iyo Galmudug iyo khilaafka guud ee sii xoogeystay ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Ka dib markii uu Xisbiga UPD […]

Continue Reading

Faafaahin: Dad loo qabtay Qaraxii Fashilmay ee Guriceel (Sawirro)

Ciidamada Amniga degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa wada baaritaano ay ku dabagalayaan dadkii ka dambeeyey qaraxii shalay fashilmay, faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhagar qabihii isqarxin rabay, waxaana magaciisa lagu soo koobay Maxamuud Nuur oo u dhashay beesha Raxanweyn, ninkan ayaa la sheegay inuu wali ku adkeysanayo fikirkiisa, inkastoo uu qaraxii ka fashilmay. Dhagar […]

Continue Reading

Faafaahin nin isqarxin rabay oo lagu qabtay Guriceel (Sawirro)

Degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa maanta Ciidanka Amniga waxay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu sitay walxaha qarxa, ninkan ayaa doonayey inuu isku qarxiyo Madax iyo shacab ku sugnaa Barxadda Quraca Shinbiro Oonshe ee degmada Guriceel, halkaas oo lagu xusayey saraakiishii iyo Askartii Ahlu sunna ee ku geeriyootay dagaalkii ay la galeen Alshabaab. Goobta […]

Continue Reading

Daawo: Imtixaanka Fasalka 8aad oo ka bilowday deegaanada Galmudug

Wasaaradda Waxbrashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa markii ugu horeysay sanadkan qaadaysa imtixaanka mideysan ee Fasalka 8aad Dugsiga Dhexe. ilaa 14 Goobood ayaa maanta 18/05/2019 uu ka bilowday imtixaanka, waxaana u fadhiistay arday gaaraysa 2240 arday. imtixaankan ayaa ka dhacaya dhammaan deegaanada Galmudug maamusho. Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo wasiirka Waxbarashada Galmudug ayaa si […]

Continue Reading

Booliska oo xiray Ninkii bixiyey Qishka Imtixaanka Dugsiga Sare

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay gacanta kusoo dhigeen nin ay ku sheegeen inuu yahay qofkii sida khiyaanada ahayd u bixiyay macluumaadkii Imtixaanka dugsiga sare ee Soomaaliya. Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, oo ah taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay in ay baaritaanno […]

Continue Reading

Galkacyo: Taliye Khaliif Nuur Shiil oo geeriyooday

Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa saaka ku geeriyooday Khaliif Nuur Shiil Madaxii Howlgalada ciidanka Xasilinta Gaalkacyo. Khaliif ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo xalay kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen rag ku hubeysan bistoolado koofurta magaalada Gaalkacyo. Taliyaha ayaa xalay markii la weerarayey kasoo baxay masaajid uu kusoo tukaday taraawiixda, waxaana dhaawaciisa loola […]

Continue Reading

Ciidamo gaaray degmada Hobyo gobolka Mudug

Saaka xilli hore ayaa ciidamo wata gaadiid dagaal waxa ay gaareen magaalo xeebeedka Hobyo gobolka Mudug. Ciidanka ayaa isugu jira ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA iyo Ciidanka Kumaandoosta Xoogga Dalka DANAB. Waxayna ciidamadan xalay ka baxeen magaalada Cadaado, gobolka Galgaduud. Ciidanka Hobyo ayaa waxaa horkacayey taliyaha NISA qeybta Galmudug Cabdi Dheere iyo Taliyaha DANAB […]

Continue Reading