Itoobiya oo Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya

Dowladda Itoobiya ayaa Danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya, kadib markii uu waqtigiisa dhamaaday Danjirihii hore ee Dowladda Itoobiya u joogay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ay u soo dirtay Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafa Cumar, isagoo horey u ahaa ku xigeenka Itoobiya ee Soomaaliya. Sidoo kale Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa sidoo […]

Continue Reading

Sawirro: Erdogan oo Booqasho ku tagay dalka Baxreyn

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa maalinimadii Axadda booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Manama ee caasimada dalka Baxreyn. Booqashadan hal maalin ayaa Erdogan waxa soo dhaweeyey boqorka dalkaasi Xamad Bin Ciise, waxayna salaan ka qaateen ciidamada dalkaasi. Dhanka kale labada masuul ayaa kawada hadlay xiriirka labada dal, waxaana la filayaa in beri oo isniin […]

Continue Reading

Erdogan oo Todobadkan booqanaya Qaarada Afrika.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa todobaadkan booqasho rasmi ah ku tagaya saddex dal oo ka tirsan qaaradda Afrika. Booqashada Erdogan ayaa bilaabanaysa maalinta Axadda, isagoo soo gaban gabey doona khamiista soo socota, Madaxweynaha ayaa labada maalmood 22,23 Janaayo joogaya dalka Tanzania, halkaas oo labada wadan ku kala saxiixanayaan heshiisyo ganacsi. Madaxweyne Erdogan ayaa lugta […]

Continue Reading

Maraykana oo ka digay weeraro ay Alshabaab ka geystaan Kenya

Mareykanka ayaa uga digay Kenya in ururka  Al-shabaab Weeraro ka geystaan magaalooyinka Wadankaas, Maraykanka ayaa  cadeeyey in Al-shabaab ay weeraro ka geystaan magaalo xeebeedyada, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ajaaniib dalxiisayaal  u badan. Warbixin sirdoonka Maraykanku usoo gudbiyey kan Kenya ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta u dhashay Maraykanka laga doonayo iney joojiyaan dhaqdhaqaaqyada badan. […]

Continue Reading

Duqeymaha Maraykanku ka geystay dalalka Muslimiinta 2016

Maraykan ayaa sanadkii tagay 2016 duqeymo ka geystay wadamada muslimiinta, waxaana warbixin ay qoreen warbaahinta maraykan oo xiganaya saraakiil ciidan sheegayaan in 7 wadan oo  ay Soomaaliya ku jirto uu maraykanku ka geystay duqeymo, waxaana sanadkii dhamaaday 2016 dalka Syria noqday meesha ugu badan ee Maraykanku duqeeyeen, waxaana xusid mudan in dalkeena Soomaaliya Maraykanku ka […]

Continue Reading

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay dalka Itoobiya

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay 19 kale ayaana ku dhaawacantay qarax ka dhacay huteel ku yaalla magaalada Gonder ee waqooyiga dalka Itoobiya. Isla markiiba lama aqoonsanin cidda ka dambaysay qaraxan oo habeenimadii talaadada dhacay , laaakiin booliisku waxay la xiriiriyeen mudaaharaadyadii rabshadaha watay ee billaha ka socday gobolka Amxaarada. Waa qaraxii labaad ee […]

Continue Reading