Duqeymaha Maraykanku ka geystay dalalka Muslimiinta 2016

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Maraykan ayaa sanadkii tagay 2016 duqeymo ka geystay wadamada muslimiinta, waxaana warbixin ay qoreen warbaahinta maraykan oo xiganaya saraakiil ciidan sheegayaan in 7 wadan oo  ay Soomaaliya ku jirto uu maraykanku ka geystay duqeymo, waxaana sanadkii dhamaaday 2016 dalka Syria noqday meesha ugu badan ee Maraykanku duqeeyeen, waxaana xusid mudan in dalkeena Soomaaliya Maraykanku ka geystay 14 duqeeymood.

Dowladaha reeg galbeed ayaa duqeyn diyaaradaha droneka u geysta dadka Muslimiinta ah, waxaana inta badan aan ka warqabin dowladaha ka jira dalka ay duqeymahaas ka dhacaan.

FB_IMG_1484210737971