Mareykanka oo Digniin u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

Safaaradda Dowladda Mareykanka ee Dalka Itoobiya ayaa Qoraal ay soo saartay waxa ay digniin u jeedisay muwaadiniinteeda Dalkaasi ku nool oo ah inay yareeyaan isu socodka iyo dhaq dhaqaaqa magaalooyinka dalka Itoobiya. War-saxaafadeedka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu xusay in xaaladda amaan ee dalka Ethiopia ay […]

Continue Reading

Xaaladda colaadda Dalka Itoobiya

Dawlad deegaanka Oromiya ayaa ugu baaqay dhammaan madaxda dawlad deegaankaas inay si hagar la’aan ah u hoggaamiyaan halganka oo ay u huraan “wax kasta oo lagama maarmaan u ah guusha”. Waxay sidoo kale ugu baaqeen dhallinyarada iyo sida oo kale dhammaan shacabka deegaanku inay feejignaadaan oo ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada.   Wasiirka isgaarsiinta […]

Continue Reading

Deg Deg: Dowladda Itoobiya oo sheegatay in ay la wareegtay Makelle

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta Magaalada Makelle ee caasimadda Ismaamulka Tigree kadib dagaal iyo duqeyn culus oo maanta ku bilaabatay Magaaladaasi. Taliyaha Ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa sheegay in Ciidamada Dawlada ay caawa la wareegeen gacanta ku haynta magaalo madaxda gobolka Tigray ee Makelle . War qoraal […]

Continue Reading

Iiraan oo wacad ku martay inay u aari doonto Mohsen Fakhrizadeh

Iiran ayaa wacad ku martay inay ka aargoosan doonto kuwii ka dambeeyay dilkii loo geystay Seynisyahankoodii ugu sareeyay ee dhanka Niyukleerka, Mohsen Fakhrizadeh, oo shalay la dilay. Seynisyahankani barnaamijka Niyukleerka Iiraan Mohsen Fakhrizadeh ayaa lagu khaarajiyay meel u dhaw caasiamda Tehran, waxaa sidaasi sheegay wasiirka gaashaandhiga Iran. Fakhrizadeh ayaa dhaawac ka soo gaaray weerarkaasi ugu […]

Continue Reading

Masuul Sare oo Mareykan ah oo safar qarsoodi ah ku yimid Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa soo gaaray wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayay Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka, iyagoona lagu soo dhaweeyay Caasimadda dalka. Sii-hayaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka Christopher Miller oo saacado kooban ku sugnaa Muqdisho ayaa kulan gaar ah Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula qaatay xubno ka mida ah Ciidamada […]

Continue Reading

Shabaab iyo Daalibaan… W/Q: Ibraahim Hawd

Sida la wada og yahay bilowgii sannadihii 1990-naadii Caalamka Isaamka waxaa ka kacay maayado xagjirnimo ah kuwaas oo sheegtay in ay higsanayaan dhisidda dawlad muslin ah oo la gu hirgaliyo Shareecada. In kasta oo xagjirnimada diin-siyaasadeed ay soo jirtay ilaa lixdanaadkii qarnigii tagay, kacdoonkan dambe wax uu ka soo shidaal qaatay Kacaankii Khumeyni iyo jihaadkii […]

Continue Reading

Baxreyn oo si buuxda u aqoonsaneysa Israel

Baxreyn ayaa noqotay dalkii ugu dambeeyay ee Carbeed ee oggolaada in la hagaajiyo xiriirkeeda dublumaasiyadeed ee Israel iyadoo ay tani qeyb ka tahay cadaadiska ballaaran ee dublomaasiyadeed ee Madaxweyne Donald Trump iyo maamulkiisu ay ku doonayaan in si buuxda Israel ay qeyb uga noqoto gobolka Bariga Dhexe. Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay heshiiskan, ka dib […]

Continue Reading

Doorashada gobolka Tigray ee Itoobiya oo bilaabatay (Sawirro)

Doorashadii gobolka ismaamulka Tigreeda ayaa saaka waxaa ka bilaabatay doorasho ay codeynayan shacabka gobolkaasi, iyaga oo iska dhaga tiray baaqa dowladda dhexe ee ah in aan dorashadaasi la qaban Karin. Codbixiyayaasha ayaa waxay aroortii hore ee saaka u dareereen goobaha loo asteeyay inay codeynta ka dhacdo. Xisbiga TPLF -oo gacanta ku hayay siyaasadda dalka Itoobiya […]

Continue Reading