Al-Shabaab oo Weerar ku qaaday degmada Wajeer gobolka Waqooyi Bari Kenya
Sida ay qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Kenya Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday degaano Hoos yimaada degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay Weerar ay Al-Shabaab ay ku qaadeen degaanka Tarbaja oo ku dhow Degmada Wajeer. Taliyaha Ciidanka ee degaanka Tarbaja ayaa warbaahinta […]
Continue Reading