Donald Trump oo shaqadii ka eryey Agaasimihii FBI
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xalay shaqada ka eryay James Comey, oo ahaa agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI loo soo gaabiyo. Waxa uu ku eedeyey in uusan awood u laheyn in uu hay’addaasi hoggaamiyo. James Comey, ayaaa waxa uu baarayay wararka la xiriira suurta-gal-nimada in Ruushku uu xiriir la yeeshay xubno ka mid […]
Continue Reading