Harry Kane Oo Noqonaya Kabtanka England Kulanka Slovenia

Ciyaaraha

tababaraha xulka qaranka England ayaa xaqiijiyay In Harry Kane uu noqon doono kabtanka qaranka kulan ay ka hor imaanayaa Slovenia ee isreebreebka koobka aduunka habeenka khamiista.

weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur ayaa qaadan doona kabtannimada England markii sedexaad, laakiin wali lama magacaabin kabtanka rasmiga ah.

sida uu  Wayne Rooney aga fariistay ciyaaraha heerka caalami waxaa wadaagayay kabnannimada Kane iyo Kabtanka Liverpool  Jordan Henderson.

England ayaa seegi doonta  Koobka Aduunka sanadka soo socda ee Russia oo hal kulan ay u tagaan hadii ay guul darreystaan kulanka Slovenia berri iyo ciyaarta Lithuania .