Warsaxaafadeed goordhow kasoo baxay madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo nuqul kamid ah oo lasoo gaarsiiyey warqabadka Ceelhuur.com ayaa waxaa Galmudug dacwad ka gudbisay xubinta gudiga xalinta khilaafaadka doorashada uga wakiilka ah Galmudug.
Galmudug ayaa sheegtay in aysan la shaqeyn karin xubintaas lagana badalo, waxa ayna ku eedeeyeen inuu qas iyo iska horkeen ka abuuray doorashada ka socota Cadaado, hoos ka aqriso warsaxaafadeedka.
Comments are closed.