Doorashada Kursiga Waceysle Cali Gaaf oo dib loogu laabanayo (Ogow Sababta)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Qoraal kasoo baxay Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa lagu cadeeyey in aysan waxba ka jirin natiijada doorashadii kursiga Beesha Wacaysle/Cali Gaaf oo uu dhawaan ku guuleystay Saadaq C/kariin Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in Suldaanka beesha waceysle Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo uu kursiga Waceysle/Cali Gaaf u asteeyey in gabdho kaliya ku tartamaan, kursigaan ayaa ka mid ahaa kuraastii ugu loolanka adkaa, waxaana ku baxay dhaqaale farabadan.
fb_img_1480224830007

Comments are closed.