Cabdirisaaq Cali Cartan oo ah Soomaali ayaa Fuliyey Weerarkii Jaamacadda Ohio (Sawirkiisa)

Saraakiisha gobolka Ohio ayaa xaqiijiyay in nin Soomaali ah oo 20 sano jir ah, laguna magacaabo Cabdirisaaq Cali Cartan uu ka danbeeyay weerarkii Jaamacadda Ohio ee magaalada Columbus. Ninkan oo ardayda jaamacadda ka mid ahaa ayaa baabuur uu watay dadka jiidhsiiyay, kadibna dad midi ku weeraray. Ninkaasi ayaa dhaawacay 9 qof ka hor intii aan […]

Continue Reading

Axmed Fiqi iyo Ubax Tahliil oo maanta Cadaado lagu doortay (Sawirro)

Waxaa maanta ka dhacday magaalada Cadaado doorashada laba kursi beesha Sacad, waxaana mid ka mid ah ku loolamay laba gabdhood. Kursiga 24-aad Beesha Sacad/Cabdalle waxaa ku guuleystay Axmed Macalin Fiqi Axmed oo helay 45 cod, halka Iimaan Jaamac Yuusuf 3 cod , hal codna waxaa helay Cabdisalaan Xaaji Axmed , ergada codeysay waa 49. Kursiga […]

Continue Reading

Dagaal maalintii labaad ka socda Deegaanka Dumaaye gobolka Mudug

Waxaa saaka dib uga bilowday deegaanka Dumaaye oo hoostaga degmada Xarardheere dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deegaanka. Dagaalka oo ka socda dhul howd ah ayaa u suurtagalisay in dadka deegaanku khasaare badan gaarsiiyaan Alshabaab, waxaana dagaalka maanta socda noqo kii saddexaad ee todobaadkan dhexmara labada ciidan. Dagaalka ayaa la inoo xaqiijiyey in […]

Continue Reading

Akhriso: Kuraasta maanta Cadaado lagu dooranayo

Waxaa goordhow la filayaa in ay bilaabato laba kursi oo beesha Sacad ah, doorashada ayaa ah mid xiiso leh, waxaana aad loo adkeeyey ammaanka goobta doorashada. Liiska kuraasta maanta oo ay taariikhdu tahay 28 November 2016 lagu dooranayo Cadaado ayaa kala ah: Kursiga 24-aad Beesha Sacad/Cabdalle Waxaa ku tartamaya musharixiinta kala ah: Cabdisalaan Xaaji Axmed […]

Continue Reading

Alshabaab iyo dadka deeganka oo ku dagaalamay deegaanka Dumaaye oo ka tirsan Degmada Xarardheere

Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa ku dagaalamay deegaanka Dumaaye oo 50 km waqooyi galbeed uga beegan degmada Xarardheere gobolka Mudug. Dagaalka oo ka dhacay dhulka duurka ah, waxaana shabaabku weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqato ah, oo kasoo horjeeday xoolo ay Alshabaab ka doonayeen, waxaana dagaalka ka dhashay khasaare nafeed. Inta la xaqiijiyey alshabaab ayaa […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada iyo Deegaanada ay kasoo jeedaan Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Hindiya

Magacyadda dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku xiran dalka Hindiya oo tiradoodu ahayd markii horre ilaa 120 ayaa iminka ah 118 ka dib markii ay xabsiga ku dhinteen laba ka mid ah . Hoos ka akhriso liiska magacyada Tiro Magaca Deegaankiisa 01 Suleiman Aden Becker Dirirdawa, Ethiopia 02 Mohamed Ibrahim Mire Mogadishu, Somalia 03 Abdinur Abdishakur […]

Continue Reading

Alshabaab oo gubay Tuulooyin hoostaga degmada Xarardheere

Saddex maalmood lasoo dhaafay waxaa xiisad dagaal ka taagneed tuulooyin ka tirsan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, dadka deegaanka ayaa Alshabaab kula dagaalamay deegaanka Dumaaye kadib markii ay shabaabku isku dayeen in xoolo qasab uga qaadaan dadka deegaanka. Reer miyi ka hayaamay goobo kala duwan ayaa isugu tagay deegaankaas oo roobkii dayrta ka curtay, waxaana […]

Continue Reading

FADLAN AKHRI: CODSIGA DHIBANAYAASHA HINDIYA KU XIRAN.

Waxaan nahay dhallinyaro soomaaliyeed oo ku xirran dalka hindiya Gaar ahaan xabsiga Taluuja ee Gobalka Mambaay. waxaan eheen 120 dhallinyaro ah , waxaa nala soo xirray lix sano kahor , dhibaato iyo Rafaad baddan kadib waxaa xabsiga dhexdiisa ku geeriyooday labbo wiil oo naga tirsanaa. Lixdaas sano oo aan xirneyn waxaan la kullanay dhibaatooyin dhankastaba […]

Continue Reading

Galmudug oo Dacwad ka gudbisay xubinta gudiga Xalinta Khilaafka doorashada u qaabilsan Galmudug (Cadeyn)

Warsaxaafadeed goordhow kasoo baxay madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo nuqul kamid ah oo lasoo gaarsiiyey warqabadka Ceelhuur.com ayaa waxaa Galmudug dacwad ka gudbisay xubinta gudiga xalinta khilaafaadka doorashada uga wakiilka ah Galmudug. Galmudug ayaa sheegtay in aysan la shaqeyn karin xubintaas lagana badalo, waxa ayna ku eedeeyeen inuu qas iyo iska horkeen ka abuuray […]

Continue Reading

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay Ninkii waday gaari ku qarxay Suuqa Beerta -Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada Amaanka ayay u suurtagashay in ay gacanta ku dhigaan ninkii waday gaari caasi ah oo shalay ku qarxay suuqa beerta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Ciidanka ayaa ninkaan qabtay intii uusan gaarigu qarxin, ninkan ayaa lug naafo ka ahaa, waxaana qaraxa ku nafwaayey ilaa 28 ruux oo shacab  u badan kuwaas oo suuqa ku […]

Continue Reading