Daacish oo ka hadashay dagaal ay la galeen ciidamada Puntland
Ururka Daacish ayaa qoraal ay soo dhigeen bartooda Twitterka ku sheegay in maalinimadii Axad dagaal ay la galeen ciidamada dowlad goboleedka Puntland deegaan 20km koofur uga beegan degmada Qandala. Daacish ayaa sheegtay in ay dagaalkaas ay soo qaadeen ciidamada maamulka Puntland, ayna ka dileen 11 askari oo uu ku jiro Taliye sare oo ka tirsan […]
Continue Reading