Akhriso: 4 kursi Beelaha Waqooyi oo beri loo tartamayo
Doorashada Soomaaliya ayaa maraysa heer gaban gabo ah, waxaana beri la qorsheynayaa doorashada Afar kursi oo ka mid kuraasta beelaha Somaliland.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Doorashada Soomaaliya ayaa maraysa heer gaban gabo ah, waxaana beri la qorsheynayaa doorashada Afar kursi oo ka mid kuraasta beelaha Somaliland.
Continue ReadingFacebook on Monday began testing a live audio streaming service that will let people essentially broadcast radio-style on the leading online social network. Partners working with Facebook to test “Live Audio” included BBC World Service, book publisher HarperCollins, British talk radio station LBC, and authors Adam Grant and Brit Bennett. The new feature comes as […]
Continue ReadingMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Ilhaan Cumar oo ah gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo ka mid noqotay golaha wakiillada Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa ku guuleystay bishii la soo dhaafay doorashada golaha wakiilada Mareykanka iyadoo ka soo gashay Gobolka Minnesota oo ay ku badan yihiin Soomaalida. Ilhaan […]
Continue ReadingWararka lagu kalsoonaan karo ayaa muujinayo inay Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka go’aan ka gaareen in Doorashadda 1.Doorashada Guddoonka Barlamaanka la qaban doono bisha January 5-da ee sannadka soo socda ee 2017-ka, 2. Doorashadda Madaxweynaha la qaban doono isla bisha January 22-da ee sannadkan. Madasha Madasha Wada-tashiga Qaranka waxay go’aan ka soo saareen Shuruudaha laga doonayo […]
Continue ReadingDabaal dagga sanad guuradii 73-aad ee aasaaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta laga xusay Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleyd, Taliyaha Booliska Galmudug S/Guuto C/caziiz Dhagabadan, Abaanduulaha Qeybta 21-aad S/Guuto C/llaahi Cirro, saraakiil iyo marti sharafka kale. Cutub ka […]
Continue ReadingSaddex ruux oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacantay weerar uu nin hubeysan ku qaaday masaajid ku yaal magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Weerarkan ayaa dhacay salaadii maqrib kaddib, waxaana nin ku hubeysnaa Bastoolad oo gudaha u galay masaajid uu rasaas ku furay dad ku sugnaa masaajidka. Saddexda ruux ee dhaawacantay ayaa mid ka mid waxaa […]
Continue ReadingMusharaxa Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo oo saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo soo dhaweeyey. Farmaajo oo saaka ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Taageerayaasha Farmaajo iyo kooxdiisa ololaha ayaa labadii maalmood […]
Continue ReadingRa’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya iminkana ah Musharax Madaxweyne, ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde). Farmaajo ayaa garoonka waxaa ku soo dhaweeyay qaar ka tirsan dadka ku howlan ololahiisa Musharaxnimada, iyadoo dadweyne kala duwan ay ku sugayeen Banaanka Garoonka Aadan Cadde. Gaadiid […]
Continue ReadingToogasho xalay ka dhacday Magaalada Ankara, ayaa waxaa lagu dilay Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga, Amb. Andrei Karlov. Safiirka oo ku sugnaa matxaf lagu qabanaayay bandhig farshaxan, ayaa dhabarka laga toogtay, xilli uu khudbad ka jeedinaayay goobtaasi. Nin dhalinyaro ahaa oo taagnaa dhabarka dambe ee Safiirka, ayaa waxaa la soo sheegayaa in dhawr xabadood […]
Continue ReadingShirkadda isgaarsiinta Hormuud oo gargaar u diyaarisay ilaa sadex kun oo qoys oo kamida dadka abaaraha Ku xoolo waayey ee deegaannada Galmudug. shirkadda Hormuud iyo guddiga abaaraha Galmudug ayaa magaaalada cadaado ku qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey deeq ay shirkadda hormuud ugu talo gashay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada Galmudug, sidoo kale munaasabaddaas ayaa […]
Continue Reading