Akhriso: Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ku Eedeeyey Guddiyada Doorashada Musuqmaasuq

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa ku eedeeyey guddiyada doorashada musuqmaasuq iyo isdabamarin, qoraal ay heshay ceelhuur.com ayaa muujinaya in khilaafka u dhaxeeya gudiyadan ay cirka isku shareertay, waxaana shir maanta uga furmay magaalada Muqdisho Madasha wadatashiga Qaran looga yeeray guddiga xalinta khilaafaadka iyo guddiga doorashada si go’aan looga gaaro muranka ka dhaxeeya gudiyadan.

Continue Reading

Maxaa looga hadlayaa shirka Madasha Qaran ee Muqdisho ka furmay?

Shirka Madasha wadatashiga Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho ayaa qodobada ugu waa weyn ee  looga hadlayo waxaa ugu weyn kuraasta aqalka sare ee gobolada Sool iyo Sanaag, Madaxda Maamulka Putland ay dood ka qaba 11 xubnood oo aqalka sare laga siiyey Somaliland, halka Maxamed Cumar Carte ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliyana uu ka biya diidanyahay […]

Continue Reading

Wafdi UN- ah oo qaabilsan Miinooyin oo Booqday Cadaado

Wafdi ka socday Qaramada Middobay (UN)ka Gaar ahaan kuwa Qaabilsan Dhanka Miina Baarista iyo Qalabeenta Ciidanka Booliska ayaa Gaaray Maanta Magaalada Cadaado, kuwaasi oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug. Wafdiga ayaa loo soo Bandhigay inta uu kulanka socday Muuqaal ku saabsan dhibaatata […]

Continue Reading

Taliye ku Xigeenkii Booliska Puntland oo geeriyooday

Taliye ku xigeenki ciidamada Booliska Puntland Col. Jamac Saxardiid ayaa u dhintey saaka dhaawac kooxo dabley ah u gaysteen maalintii shaley  isaga oo fadhiya goob makhaayad ah ee ku taal magaalada Bosaaso xarunta gobolka Bari. Sarkaalka dhintey oo lagu daaweynayey Isbitaal ku yaal magalada Bossaso ayaa sida wararka sheegayan dhaawacyo culus kasoo gaareen weerar shaley la […]

Continue Reading

Gaari ay leeyihiin ciidanka AMISOM oo jiiray Haweeney Da’ ah (Sawirro)

Ciidamada midow afrika AMISOM ee ku sugan dalkeena Soomaaliya ayaa maanta gaari ciidan oo ay lahaayeen haweeney da’ ah ku jiiray isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Hooyadan waayeelka ayaa ku qur baxday isla goobta, waxaana cararay gaarigii jiiray haweeneydan masaakiinta ah. Ciidamada AMISOM ayaa inta xowli dheereya ku mara wadooyinka Muqdisho, iyagoo jiira gawaarida iyo […]

Continue Reading

Imaaraatka Carabta oo taageeradii kala laabtay Cumar C/rashiid (Xog Muhiim ah)

Dowladda isutagga imaaraat carabta ayaa taageeradii kala laabatay musharax Cumar Cabdirashiid Cali Sharkaame, kadib safar qarsoodi ah oo Mr. Sharmaake shalay ku tagay dalkaasi. Cumar C/rashiid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa shalay looga yeeray dalka imaaraatka carabta, waxaana diyaarad qaas ah ka qaaday magaalada Garoowe. Mr. Cumar oo ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa […]

Continue Reading

Faafaahin Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah ayaa saacad ka hor ka dhacay wadada hormarta Tiyaatarka Qaranka iyo guriga Hooyooyinkan, Qaraxaan ayaa burburiyey Maqaayada THE VILLAGE oo ku dhagan guriga Hooyooyinka. Ciidamada Ammaanka ayaa la sheegay in ay joojiyeen gaariga qarxay oo xowli ku socday, waxaana warar aan haleyno qeexayaan in bartilmaameedka Qaraxan uu ahaa Taliyaha Booliska Qeybta Waliyow […]

Continue Reading

Taliye xigeenka Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay

Kooxo hubeysan ayaa saaka ku toogtay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland Jaamac Saxardiid, Taliyaha ayaa dhaawaciisa loola cararay isbitaalka weyn ee Magaalada Boosaaso. Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen bistoolado, iyagoo ka baxsaday goobta falku ka dhacay. Magaalada Boosaaso oo ah xarunta ganacsiga […]

Continue Reading

Waaxda Socdaalka & Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku wargalisay ajaanibta sharci darada dalka ku joogta in ay deg deg isku soo diiwaan galinayaan

Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa muddo laba todobaad ah u qabatay in ay isku soo diiwaan galiyaan ajaanibta dalka sharci darada ku jooga, waxaana warqadaan ku socotaa dhammaan hay’ada ay u shaqeyaan ajaanibtan. Warqada ayaa lagu xusay in sanadka 2017 la sameyn doono howlgalo lagu soo qabanayo ajnabiga sharci darada dalka ku jooga.

Continue Reading