Soomaali laga Tarxiilay Maraykanka oo Muqdisho laga dajiyey
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 90 qof oo Soomaali ah maanta laga dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kadib markii laga masaafuriyey dalka Mareykanka. Safiirka Soomaaliya ee Washington DC Axmed Cawad ayaa idaacada VOA u sheegay in dadka la celiyey ay isugu jiraan dad dambiyo ka galay Mareykanka iyo dad iska soo dhiibay […]
Continue Reading