Labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, gudigan. Ayaa ka kooban 16 xubnood, waxaana la filayaa in dhawaan ay guda galaan howlahooda shaqo.
Dhanka xildhibaanada labada Aqal ayaa go’aamiyey in 50% lacagta diiwaangalin musharixiinta loogu deeqo dadka abaartu saameysay.
Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ugu cadcad saddexda musharax ee kala ah :
- Xasan Sheekh Maxamuud
- Cumar Cabdirashiid
- Sheekh Shariif.