Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Heshiiska Saldhiga ciidanka imaaraatka ee Berbera

Dowladda Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay Heshiiskii maamulka Somaliland ay la galay Imaaraadka Carabta kasoo u ogolaanaya in ay Saldhig ciidan ay ka furato Berbera. Hanti dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in dowladda Imaaraadka Carabta ay la gasho Heshiis Somaliland oo ah maamul . Waxaa uu […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Camaara iyo Xarardheere

Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Camaara ayaa sheegay in ciidamada isgarabsanaya ay xalay ku hoydeen hareeraha magaalada, iyagoo xadiday dhaqdhaqaaqa gaadiidka soo galaya magaalada. Ciidamada ayaa la qorsheynayaa in daqiiqado kadib u ruqaansadaan dhanka degmada Xarardheere, waxa ayna ku jiraan diyaargarowgii ugu dambeeyey. Dhanka kale Alshabaab ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka wada degmada Xarardheere iyo […]

Continue Reading

Guddiga Caleema saarka Madaxweynaha oo la magacaabay

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa la sheegay inay dhici doonto 22-ka bishan Febraayo, sida ku cad qoraal kasoo baxay ra’iisul wasaare […]

Continue Reading

Ciidamada Huwanta oo gaaray Camaara

Waxaa goordhow gaaray magaalada Camaara ee gobolka Mudug ciidamo farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi, ciidamadan ayaa saaka aroortii kasoo ruqaansaday magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug. Ciidamada Soomaalida ah ee Camaara gaaray ayaa ka kooban NISA Galmudug, Kumaandoosta Danab, PIS Puntland, Xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug, waxaana duulaanka ku wehliya ciidamo Ajnabi ah oo […]

Continue Reading

Sawirro: Xildhibaan isku day dil ka badbaaday

Xildhibaan Muno Kay, ayaa xalay ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay leedahay lagu  rasaaseeyay magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa la sheegay in aysan la socon gaari, waxaana ku dhaawacmay darawalka xildhibaanadda. Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda. Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid […]

Continue Reading

Ciidamo Soomaali iyo Ajnabi isugu jira oo ku wajahan Xarardheere

Ciidamo xooggan oo wata in kabadan 30 gaari oo isugu jira Tikniko iyo xamuul ayaa saaka aroortii ka baxay magaalada Galkacyo, waxaana la sheegayaa in ay ciidan ku wajahan yihiin degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa isugu jira ajnabi iyo Soomaali, waxaana horkacaya taliyaha Nabad sugidda Galmudug G/sare Saadaq Cumar iyo Taliyaha Daraawiishta Galmudug […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmajo oo la kulmay Safiirka Talyaaniga

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhambaal ka guddoomay safiirka dowladda Talyaaniga Ambassador Carlo  Campalina, kaas oo uu ka siday Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, madaxweynaha iyo safiirka ayaa iska wareystay xiriirka labada dal oo ah mid taariikhi ah oo […]

Continue Reading