Qarax Xooggan oo ka dhacay Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax miino oo dhulka lagu Aasay uu ka dhacay Magaalada Baledweyne. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Qaraxa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Xaafadda Buundo Labaad ee Baledweyne. Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo […]

Continue Reading

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay Dowlada Somalia

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin qaawan ay ku heyso Madaxbaanida degaanada maamulka Somaliland. War Saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhibaato ku heyso degaanada maamulka Somaliland ,islamarkaana ay colaad ka hurinayso. Somaliland ayaa sidoo kale tilmaamtay in ay qalad aheyd […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeyey Saaka Guluf dagaal ee degmada Xarardheere

Waxaa saaka dagan goobihii lagu diriray shalay galab, Alshabaab ayaana ku sugan goobahaas, waxaana wali go’an wadooyinka isku xira Camaara, Ceelhuur iyo Caad, halkaas oo ay difaacyo culus ka sameysteen ciidamada Alshabaab. Dhanka kale ciidamada Huwanta ayaa xalay ku hoyday magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug, waxaana ayaa saaka u dhaqaaqeen dhanka degmada Hobyo, waxaana suurtagal […]

Continue Reading

Faafaahin dagaal galabta ka dhacay deegaanka Cadaleey gobolka Mudug

Waxaa maanta abaara 10:30 barqanimo ciidamada huwantu ka dhaqaaqeen magaalada Camaara, iyagoo u baxay laba wado oo kala aada Caad iyo Ceelhuur. Alshabaab ayaa iyaguna gooyey labada wado oo ay ciidanku ku baxeen, waxaana dhacday in maanta duhurkii kadib ciidankii aaday dhanka Caad ay dib ugu laabteen magaalada Camaara, halka ciidankii ku baxay dhanka Ceelhuur […]

Continue Reading

Ciidamada isgarabsanaya oo ka dhaqaaqay Camaara

Wararka naga soo gaaraya magaalada Camaara ee koofurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in goordhow halkaas ka ruqaansadeen ciidamada isgarabsanaya, ciidamadan oo isugu jira Soomaali iyo ajnabi ayaa u dhaqaaqay dhanka koofuureed wadada Aada deegaanka Caad. Ciidamadan ayaa waxaa hawada ka taageeraya diyaarado dagaal, dhanka Xarardheere xaalada magaaladu waa dagan tahay, inta badan ciidamada Alshabaab ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Gen. Cadde Muuse oo Aas Qaran loogu sameeyey Bosaso

Maydka allaha u naxariistee madaxwaynihii hore Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo 8-da bishaan ku geeriyoodey magalada Dubai ayaa laga soo dajiyay hadda garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, iyadoona aas qaran loogu samayey magalada Bosaso. Aaska marxuub Cadde waxaa ka qayb galaya masuuliyiinta ugu saraysa maamulka Puntland, madax ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dadwayne faro […]

Continue Reading