Xaafow inaad Xamar Xarafsato laguuma Xulan

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 23 May 2017, waxaa 20 cisho laga joogaa xiligii la doortay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, waxay aheyd 5 May markuu madaxweynuhu aaday safarkiisii ugu horeyey, waa dhab inuu ahaa safar muhiim ah. Balse waxaa muuqata in uu qaatay waqti ka badan intii ku habooneyd, waxaa sidoo […]

Continue Reading

Caqabadaha Siyaasadeed Iyo kuwa Amni Ee horyaala Maamulka Galmudug.

Caqabadaha Siyaasadeed Iyo kuwa Amni Ee horyaala Maamulka Galmudug. …………………………………………………………………………… “Waxaa laga yaabaa in aanan dhigin Galmudug halki eey shacabku rabeen laakiin Dadku in eey doortaan cida eey rabaan waxa eey ku xirantahay in qofkasta codkiisa u dhiibto si xor iyo dimoqoraadiyad ah” Maamulka Galmudug waxaa uu dhawaan Madaxweeyne u doortay Axmed Ducaale Geele Xaaf […]

Continue Reading

Askari Shabaab ah oo isku soo dhiibay Galmudug

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tursan ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA Qeybta Galmudug, waxaa isku soo dhiibay Askari ka tirsan Xarakada Alshabaab. Askarigaan ayaa kasoo goostay degmada Xarardheere, wuxuuna markii hore lasoo fakaday gaari tikniko ah, inkasta oo dhex kaga halaabay, halkaas oo Alshabaab dib u kaxeysteen gaariga, laakiin uu kasoo fakaday […]

Continue Reading

XAFIIS MISE XABSI?.. W/Q: Wariye C/Naasir

XAFIIS MISE XABSI Aqri Walaal Qormadan ka dibna Faallo ka bixi ……….. ….. ……………. ………………… Waxaan Aniga iyo Saaxiibo badan Tagney Saakey 9:00Am Subaxnimo Xafiiska Raisul wasaraha Soomaaliya Kadib Markii nalagu Casuumey Shir uu qaban lahaa Raisul wasaare Xasan Cali Kheyre Waxaan nalagu Soo dhaweeyey Qol Ay taallo 5 kursi Anaga waxa aan aheyn 30 […]

Continue Reading

Ahlu sunno oo xukun ku riday 4 Nin

Maxkamadda Ciidamada  Maamulka Ahlu Sunna ayaa xukuno ku riday 4 nin oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. Dadkaan xukunnada lagu riday ayaa Ciidamada maamulka Ahlusunna waxa ay kusoo qabteen howlgallo ay ka sameeyeen Magaalooyinka Guraceel iyo Dhuusamareeb. Afhayeenka Ciidamada Maamulka Ahlu sunno C/nuur Maxamed Xuseen oo warbaainta la hadlay ayaa xaqiijiyay […]

Continue Reading

Dib u dhac ku yimid Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ku dhow Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, waxaa markii saddexaad dib u dhacay caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug. Xafladda Caleemasaarka oo dhowrjeer dib u dhacday ayaa ugu danbeyn la filayey inay dhacdo maalinta Arbacada 24-ka Bishan, Balse waxaa goordhow soo shaacbaxay in laga dhigay Sabtiga soo socda oo taariikhdu ku beegan tahay 27-ka […]

Continue Reading

Taliye ku Xigeenka NISA oo iscasilay

Taliye ku xigeenkii hay’adda nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee (NISA) Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa iska casilay xilkii uu hayey, kadib markii uu istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya. Taliye ku xigeenka NISA ee dhinaca howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed (Daljir) ayaa qoraalka is-casilaadiisa ku sheegay inuu iska casilay mas’uuliyadii uu dowladda u hayay. Ma […]

Continue Reading

Deeqo Diraac oo ku geeriyootay Xabsiga Dhexe

Deeqo Diraac ayaa xabsiga dhexe ugu geeriyootay cudurka sonkorta sida uu xaqiijiyey Taliyaha Xabsiga Dhexe Ee Xamar, Taliyaha ayaa intaa ku daray in 45 Cisho Xanuunkeeda lala Tacaalayay, waxayna shalay gashay Koomo Deeqo Diraac waxa ay ku Eedeysneyd Kiis la xiriiray Dilkii Ardayad Nafiso Cusmaan oo aheyd arday markaas dhameysatay heerka Koowaad ee waxbarashada Jaamacadda. […]

Continue Reading