Sawirro: Col. Koofi oo Booqasho ku jooga Norway
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Norway ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Agaasinka socdaalka Norway ee UDI Mr. Frode Forfang kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin iskaashiga dhinaca socdaalka, isdhaafsiga waaya-aragnimada (Khibradaha) iyo aqoonsiga Baasaboorka […]
Continue Reading