Daawo Video: Neef Mucjiso oo ku dhashay Magaalada….

Arimaha Bulshada Wararka Maanta

Dad badan ayaa ku qulqulaya tuulada ku taala waqooyi bari ee dalka Hindiya, kadib markii ay halkaas ri’ ku dhashay Waxar leh hal il, hal duleel sanka ah, af ka gadisay xoolaha kale, taas oo ay fajac ku noqotay dhaqaatiirta xoolaha.

Neefkaan yarka ah ayaaa ku dhashay 10 May gobolka Assam, waa xaalad dhif ah laguna sheegay inay tahay  cyclopia, waxaana la qiyaasayaa ri’da dhashay ay suurtagal tahay in sumowday xiligii sidkeeda.