Alshabab oo Nin ku toogtay Fagaare ku yaal Degmada Galhareeri
Maxkamada Al Shabaab, ayaa xukun dil ah waxa ay ku fulisay nin lagu eedeeyay horay inuu horay dil uga gaystay degaanada Shabaabka ay maamulaan ee Gobolka Galgaduud. Ehelada marxuumka horay loo dilay, ayaa waxa ay dalbadeen in loo qisaaso dilka wiilkooda, waxaana sidaasi awgeed maxkamada Shabaab ay fulisay xukunkii dilka ahaa. Ninka dilka gaystay ayaa […]
Continue Reading