Sawirro: Puntland oo 5 Nin dil toogashaha ku xukuntay
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku qarxiyaan qeybo kamid ah magaalada . Magacyada Dhalinayarada Maxkamaddu xukuntay ayaa kala ahaa :- Cabaas Ibraahim Yare […]
Continue Reading