Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waxaa xilka looga qaaday illaa gudoomiyayaasha 15 degmo gobolka Banaadir, iyadoo la dhaafay labo degmo oo kala ah Kaxda iyo Heliwaa.
Magacyada Gudoomiyayaasha cusub ee gobolka Banaadir ee la magacaabay
1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane
2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo
3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale
4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud
5- Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar
6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo
7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax
8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan
9- Degmada Dharkeenley: C/raxmaan Siid cali
10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed
11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye
12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed
13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi
14- Degmada boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye
15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame.