Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanada Galmudug.

Wararka Galmudug Wararka Maanta

hd-ramadan-kareem-islamic-wallpaper

Ramadaan Kariim Dhammaan akhritayaasha sharafta leh, Sanad wanaag meel kasta oo aad joogtaan.

Caawa waa habeenkii koowaad ee bisha barakeysa Ramadaan, si aan khilaaf laheyn ayaa caawa salaada taraawiixda looga oogay magaalada Cadaado xarunta Galmudug.

Meelo badan oo ka tirsan deegaanada Galmudug ayaa caawa bisha laga arkay, waxaana ka mid ah magaalooyinka laga arkay Cadaado, Galkacyo, Baxdo, Iidoole, Maarsamage iyo deegaano kale.

Hanbalyo dhammaan muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.