Sawirro: Madaxda Maamul goboledyada oo Socod ku maray Cadaado

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ay wehliyaan Madaxweynaha  Puntland Cabdiwali Gaas, Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Madoobe iyo masuuliyiin kale ayaa maanta socdaal lug ah ku maray gudaha magaalada Cadaado xarunta Galmudug. Madaxda ayaa bulshada kula hadlay bartamaha magaalada, waxayna ku hanbalyeeyeen bulshada iyo maamulka sidii ay nabadda iyo horumarka isugu howleen. Sidoo kale Madaxda […]

Continue Reading

Sawirro: Caleemasaarka Madaxweynaha cusub Galmudug

Munaasabadda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor dhow soo idlaatay, waxaana ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, Hogaamiyaha Puntland Cabdi Wali Gaas, Hogaamiyaha Koofur Galbeed Shariif Xasan, Hogaamiye xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Juxa, Wasiirka arimaha Dibada […]

Continue Reading

Sawirro: Diyaargarowga Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Waxaa heer gabagabo ah maraya diyaargarowga xaflada caleemasaarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa diyaargarowga, marti badan ayaa u timid sidii ay uga qey gali lahayeen caleemasaarka, Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madax maamul goboleedyada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda soo gaaraan Cadaado. Ammaan ayaa […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug oo kordhiyey waqtiga magacaabista Golaha Wasiirada (Sawirro)

Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo kulan aan caadi aheyn ku sheegay magaalada Cadaado xarunta Galmudug ayaa waxaa hor yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Madaxweynaha ayaa Barlamaanka ka codsaday in 75 cisho loogu kordhiyo magacaabista golaha wasiirada, oo horey ugu ekeyd 3 Juun. Barlamaanka ayaa gacantaag ku ansixiyey codsigii madaxweynaha, waxaana uu haystaa ilaa […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Cadaado soo gaaray

Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa waxaa kasoo dagay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa wafdigaan garoonka ku soo dhaweeyey. Wafdigaan ayaa ka qeyb galaya caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo beri ka dhaceysa magaalada Cadaado, sidoo kale Fanaanada […]

Continue Reading

Sawirro: RW Kheyre oo dhagax dhigay Wadada Sodonka Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudae Xasan Cali Kheyre ayaa maanta  dhagax dhigay Jidka 30-ka oo lagu sameynaayo dib u dayactir, waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan. Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay ka qeyb qaadanayso bilicda iyo sidoo kale xasilinta Caasimadda. Waxaa uu bulshadda Soomaaliyeed ka dalbaday […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Diyaargarowga caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug ayaa laga dareemayaa Magaalada Cadaado xarunta Galmudug, beri 29 May ayaa la filayaa in caleemasaarku ka dhaco Cadaado, Madaxda Maamul goboleedka, Madaxda Qaranka, iyo beesha caalamka ayaa la filayaa in saacadaha soo socda soo gaaraan Cadaado. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Siciid Juxa iyo Madax kale ayaa […]

Continue Reading