Nin Timajare ah oo lagu dilay Muqdisho
Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saaka ku dileen nin dhallinyaro ahaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Dad goobta ka dhawaa ayaa warbaahinta u sheegay in ninka la dilay lagu magacaabayey Xuseen Xasan, wuxuuna ahaa Timo Jare, iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay. Raggii dilka ka dambeeyay ayaa goobta isaga baxsaday, iyadoo halkaasi ay […]
Continue Reading