Sawirro: Faafaahin Booqashada Madaxweynaha Galmudug ee Cabudwaaq
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo safarkii uu ku wehliyay ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi iyo mas,uuliin ka tirsan laba gole ee maamulka ayaa maanta gaaray degmada C/waaq ee waqooyiga Gobolka Galagduud. Ujeedka socdaal madaxweya Galmudug maanta uu ku tegay C/waaq ayaa ah xoojinta maamulka degmada iyo dib u heshiisiinta beelaha ku dhaqan magaaladaas […]
Continue Reading