Sawirro: Bukaano la ildaran Shuban biyood oo la jiifiyey isbitaalka Godinlabe

Arimaha Bulshada Caafimaadka Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Godinlabe gobolka Galgaduud waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, waxaana isbitaalka godinlabe la dhigay dad gaaraya 20 ruux oo iskugu jira caruur Iyo dad waa weyn.

Xaalada dadka ayaa ah mid aad u liidata madaama ay dawadii ka go,day isbitaalka sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta ka howl gala isbitaalka godinlabe Ma jirto dad u dhintay shubanka balse xaalada ayaa ah mid kasii dareysa.

Bukaanada ayaa jiifa barxadda isbitaalka oo aysan qolalka jiifku yar yihiin.

received_817000418449310-1 received_817000441782641-1 received_817000461782639-1 received_817000578449294-1 received_817000561782629

Wariye: Axmed Cabdisalan