IGAD oo aqbashay fududeynta Dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunno

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Urur goboleedka IGAD ayaa aqbalay inuu ka qeyb qaato fududeynta dib u heshiisiin Galmudug iyo Ahlu sunna, dowladda federaalka gaar ahaan xafiiska Ra’iisulwasaaaraha ayaa 27 April ka codsaday urur goboleedka IGAD inay ka qeyb qaataan fududeynta dib u heshiisiinta.

Dowladda Federaalka ayaa isku dayeysa soo afmeeridda khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu sunna.

Madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Xaaf ayaa barlamaanka Galmudug ka helay 75 cisho oo ku eg 18 August 2017 inuu kusoo xaliyo arinta Ahlu sunna.
Screenshot_2017-06-06-19-08-05-1 Screenshot_2017-06-06-19-08-19-1