Puntland dil ku fulisay 7 Nin
Puntland ayaa Dil ku fulisay 7 nin oo Shabaab ku Eedeysnaa kuwaas oo kasoo Jeeday Koonfurta Somaliya. Ragan oo hore Maxkamadda ciidamadu u xukuntay, waxaa faahfaahin ka bixiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Col. Cabdullaahi Xirsi Cilmi. Sidan ayuu u kala qaaday Todobada Nin. Shantan nin ayaa qaraxyo lagu qabtay ayagoo Gaari ku wata bishii April 2017, […]
Continue Reading