Golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Cadaado ku yeeshay shirkoodi khamiislaha, waxaana shir gudoominayey Madaxweyne Axmed Xaaf.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi iyo wasiiro, Â waxaana looga arimo badan warsaxaafadeedkan ayaa soo koobay.
