Wasaaradda Amniga DFS oo amar cusub soo saartay

Wararka Maanta

Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha dowladda Federaalka Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa lagu wargaliyey masuuliyiinta dowladda in ay 14 cisho gudahood kusoo diiwaangaliyaan hubkooda. Arintaan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay sugidda amniga caasimadda.

Screenshot_2017-06-14-11-46-59-1