Wasiirka Arimaha Gudaha Kenya oo geeriyooday
Madaxtooyada dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday inuu xalay geeriyooday wasiirkii Arimaha Gudaha iyo amniga dalkaas Joseph Nkaissery, Wasiirka oo shalay ka qeyb galay isku soo bax ka dhacay fagaaraha Uhuro Park, ayaa xalay ku geeriyooday Karen Hospital,kadib markii uu isku sameeyay Baaritaan guud (Check-up). Ilo ku dhow dhow wasiirka Geeriyooday ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Mr […]
Continue Reading