Galmudug Statement on Attempts to Destabilize its Institutions

Ref: XMGM/10/0195 Date: 3rd Oct, 2017 Press Release Galmudug Statement on Attempts to Destabilize its Institutions Adado, October 3, 2017 – The Attempts to topple the President of Galmudug State on September 26, 2017 was clearly orchestrated by Federal Government of Somalia, particularly Mr. Hassan Ali Khaire, the Prime Minister of Somalia. On September 25, […]

Continue Reading

Akhriso: Maxkamadda Sare Galmudug oo ansixisay xil ka qaadista Dhamman Madaxda Galmudug

Sida lagu sheegay warqadan Maxkamadda Sare ee Maamulka Galmudug ayaa go’aan ay soo saartay ku sheegtay in sifo sharci ah ay Barlamaanka Galmudug xilka uga qaadeen Madaxweynaha Galmudug Xaaf, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal Casir. Sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka kowaad Xareed Cali Xareed oo isna xilkiisa ku waayay arimo […]

Continue Reading

Madaxweynihii hore ee Ciraaq Jalaal Talabani oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Ciraq Jalaal Talabani ayaa ku geeriyooday  da’da 83, isbitaal ku yaal dalka Jarmalka kadib markii uu muddo xanuunsanayay. Jalaal ayaa hayey xilka  Madaxweynaha dalka Ciraaq sanadii 2004. Jalal Talabani ayaa hogaaminayay mid kamid ah kooxihii Kurdiyiinta waxana uu noqday Madaxweyna dalka Ciraq sanadkii 2003 kadib markii la afgambiyay Saddam Xuseen. Dadka Kurdiyiinta […]

Continue Reading

Akriso: Qodobada Dhacdooyinka Galmudug

Akhristayaasheena sharafta waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka Dhacdooyinka Galmudug oo aan idinku soo koobi dooni intaan awoodno wararkii ugu dambeeyey Dowlad goboleedka Galmudug. hadda kadib  habeen kasta kala soco shabakadda Ceelhuur.com , caawa waxaan  kusoo qaadanaynaa: Xildhibaanadii iyo Senatoradii maalmahaan ku sugnaa Magaalada Cadaado ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho. iyagoo sheegay […]

Continue Reading

Akhriso: WargeyskaGobolladaDhexe bisha Oktoobar. (Warbixino Xul ah)

  Tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Wargeyskabishanwaxaadkahelidoontaan, warbixinkusaabsan; habkaxallintakhilaafaadka, qormadiiganacsigaiyoarrimahabulshada, sawirroiyosuugaan, eefadlansiaadugabogotaan, liilkanhoosesiiraaca. Mahadsanidiin.  

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyey Xilka qaadistii Cali Gacal iyo M.Xaashi

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay xildhibaanada Galmudug ku sameeyey gudoomiyaha Barlamaanka Cal Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid goordhow  soo gaaray warqabadka Shabakadda Ceelhuur.com ayaa u qornaa sidan:

Continue Reading

Sawirro: Cali Gacal iyo M.Xaashi oo xilkii laga qaaday

Shir ay caawa isugu yimaadeen qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa ka dhacay hoolka shirarka Madaxtooyada, fadhigaan ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Xareed Cali Xareed. Kulanka ayaa looga dooday saddex ajende oo kala ahaa: Faragelinta Dowladda federaalka ah ay ku wado Galmudug Kalsooni kala noqoshada Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir. […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furaya Saldhiga Ciidamada Turkiga

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomalaiya  ayaa furaya  Saldhigga ciidan  ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya. Saldhigan ayaa ah kan ugu weyn ay Turkigu ku leeyihiin qaaradda afrika.  waxaana maanta si wada jir ah u furi doonta  Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Ciidamada Milateriga Turkiga Gen. Halusi Akar oo dhawaan soo […]

Continue Reading