Daawo: Xaliimo M. Caddow Hooyo Soomaaliyeed oo Xanuunsan

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Daawo Muuqaal aan kasoo qaadnay Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaliimo Maxamed Caddow, oo ku xanuunsanaysa Magaalada Cadaado, Xaliimo ayaa kasoo barakacday deegaanka Caad ee degmada Xarardheere. waxa ay u baahan tahay caawin iyo taageero. fadlan Taleefanka shaashadda ku qoran ugu dir wixii aad awooddo.

la wadaag saaxiibadaa si ay u caawiyaan.