Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyey Xilka qaadistii Cali Gacal iyo M.Xaashi

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay xildhibaanada Galmudug ku sameeyey gudoomiyaha Barlamaanka Cal Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid goordhow  soo gaaray warqabadka Shabakadda Ceelhuur.com ayaa u qornaa sidan: