Sawirro: Shariif Xasan oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

Kismaayo, Oct, 6  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud gudoonka Baarlamaanka iyo xubno katirsan golayaasha Dowlad Goboleedka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada Barnaamijka Dhacdooyinka Galmudug

Qodobada aan caawa kusoo qaadanayno Barnaamijka Dhacdooyinka Galmudug 04/10/2017 waxaa ka mid ah: 1. Gudoomiyihii Maxkamadda Sare oo baxsad ku maqnaa ayaa xalay ku hoyday Hotel ku yaal magaalada Cabudwaaq, isagoo galabta ka duulay garoonka diyaaradaha Cabudwaaq, Gudoomiyaha ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Waxa uuna ku guuleystay Qorshihiisa inkastoo naftiisa qatar gashay. 2. […]

Continue Reading

Khilaaf ka dhex Aloosan Gudoomiyaha G. Banaadir iyo Wasiirka Maaliyadda

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa la sheegay inuu is hor-taagay qorshaha Gobolka Banaadir loogu kordhinayo miisaaniyadda, gaar ahaan dakhliga uu ka helo Dekeda Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa bishii August ee sanadkan hor-geeyay Golaha Wasiirada warbixin ka hadleysa howlaha Gobolka iyo adeegyada lagama maarmaanka ah inuu […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Aadaya Suudaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Sooamaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo  ayaa Maanta la filayaa in uu u ambaabxo Caasimadda dalka Suudaan ee Magaalada Khartuum. Booqashadan uu ku tegayo Suudan ayaa la sheegay in ay tahay mid uu Casuumaad kaga helay Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir,waxaana safarka ku wehlin doona xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha […]

Continue Reading

Daacish oo weerar ka geystay Magaalada Boosaaso

Dagaalyahano katirsan ururka Daacish  ayaa xalay weerar ka geystay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Saraakiil katirsan Puntland ayaa sheegay in dagaalyahano hubeesan ay dileen qof shacab ah sidoo kale a dhaawaceen Taliye ku xigeenka Saldhigga Boosaaso Cabdi Raxmaan Barre Saalax iyo Askari ka mid ah ilaaladiisa . Weerarkan ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Afar […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada Dhacdooyinka Galmudug 03/10/2017

Caawa barnaamijkeena Dhacdooyinka Galmudug waxaan ku soo qaadaynaa: 1. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo sharci ku tilmaamay xilka qaadistii Madaxweynaha, Madaxweynaha Ku xigeenka, Gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku xigeenkiisa. Yaxye Sh. Cali Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo shalay soo gaaray Cadaado ayaa taageersanaa Madaxweyne Xaaf, balse kadib imaanshihiisa Cadaado ayuu is bedelay mowqifkiisa kadib markii dowladda Federaalku siisay […]

Continue Reading