Alshabaab oo Weerar ka geystay gobolka Shabeelaha Dhexe
Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa weeraray fariisin Ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin degaan u dhow Degmada Balcad ee goboolka Shabeellaha Dhexe. Fariisinka Ciidanka Dowladda ee weerarka lagu qaaday ayaa si gaar ah waxa uu ugu yaallaa wadada xiriirisa Balcad iyo Degmada Afgooye, gaar ahaan wadada loo yaqaan Basra, dhanka Xigta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Al-Shabaab ayaa sheegay […]
Continue Reading