Madaxweynaha Farmaajo oo Booqday Goobihii Qaraxu ka dhacay (Sawirro)
Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday goobtii uu qaraxii shalay ka dhacay ee Isgoyska Zoobe iyo Isbitaalada la geeyay dadkii ku dhaawacmay. Madaxweynaha ayaa mid mid u gacan qaaday dadka ay dhaawacyada ka soo gaareen qaraxii shalay, isagoo u rajjeeyay inuu Alle uu bogsiiyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa goobtii qaraxa ka dhacay kula kulmay dadweyne […]
Continue Reading