Daawo: Aragtida Bulshada Galmudug Shirka Kismaayo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Daawo Qaar ka mid ah Bulshada Galmudug oo ka aragti dhiibtay Shirka Magaalada Kismaayo uga socda Madaxda Dowlad goboleedyada iyo faragalinta dowladda dhexe ku hayso Galmudug.