Cabdi Samad Macalin Maxamud oo loo magacaabay……

Siyaasi Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa loo magacaabay Madaxa wadahadalada Galmudug, Warqad ka soo baxday wasaaradda arimaha gudaha dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in Cabdisamad uu Madax ka yahay geedi socodka dhameystirka heshiiska ay gaareen Galmudug iyo Ahlu sunna. Cabdisamad ayaa xilka haynaya ilaa ay si dhab u midoobaan labada Maamul, isagoo xariirin doona Beesha caalamka, […]

Continue Reading

Xogtii ugu dambeysay Siyaasadda Galmudug

Siyaasadda Galmudug ayaa waxaa beryahan xiiso gaar ah u yeelay heshiiskii ay arbacadii hore Muqdisho ku kala saxiixdeen Galmudug iyo Ahlu sunna, heshiiskaan inta badan dadku ka dhursugaan dhaqangalkiisa. Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ayaa si guud u soo dhaweeyey. kadib Waxaa shalay Cadaado ku soo laabtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, Madaxweyne ku xigeenka, iyo masuuliyiin kale. […]

Continue Reading

Jen. Caanood : Qaar ka mid ah Masuuliyiinta SH. hoose Shabaab ayey la shaqeeyaan

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal C/laahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta, ayaa wuxuu si kulul uga hadlay warar maalmahan soo baxay oo masuuliyiin Gobolka Sh/hoose ay sheegeen taasi oo ah in ciidamada Xoogga dalka isbaarooyin cusub ay dhigteen Gobolka Shabellaha hoose. Jeneraal Caanood, ayaa sheegay masuuliyiinta Gobolka Shabellaha hoose ee hadaladaasi Warbaahinta ka […]

Continue Reading

Madaxweyne Tiiceey oo dib u helay Xoriyadiisa

Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa dib u helay xoriyadiisa sida ay inoo xaqiijiyeen ilo ku dhow, Tiicey ayaa muddo afar sano ah ku xirnaa dalka Biljam, Waxaana maxkamadda dalkaasi ugu sareysa cadeysay inaan lagu heynin wax dambi ah xornimadiisana la siiyo. October 2013 ayey aheyd markii Madaxweyne Tiicey iyo […]

Continue Reading

Xaaf Ducaale Xariguu hayo Xoolo kuma Jiraan (Qormo kooban)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa dhawaan heshiis la galay Maamulka Ahlu sunna gobolada Dhexe, Heshiiskaan ayaa soo maray heerar kala duwan, waxaana labada dhinac fadhiyo ku yeesheen Nairobi, Jabuuti iyo Muqdisho. Ahlu sunna oo ka mid ahayd saddexdii garab ee wax ka dhistay Galmudug 2015 ayaa xiligaas qaatay xildhibaano, wasiiro iyo Jagooyin […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunno

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goordhow heshiis ka kooban 14 qodob ku saxiixay xarunta Madaxtooyada Qaranka Magaalada Muqdisho. Madasha heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad gobleedyada, Safiiro iyo masuulyiin kale. heshiiska ayaa u qornaa […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda WFP & Safaaradda Talyaaniga oo gaaray Hobyo

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada. Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo dhiirogaliyey Ciyaartoyda Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay casho sharaf u sameeyey ciyaartoyda Galmudug u matalaya koobka maamul goboleedyada kaas oo dhawaan ka furmi doona magaalada muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiiro, xildhibaano, Madaxda ciyaaraha iyo ciyaartoy. Waxaana ujeedadu aheyd sidii loo dhiirigalin lahaa ciyaartoyda oo ciyaar wanaag ka muujiyey kulankii sanadkii […]

Continue Reading

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” oo Cadaado lagu soo bandhigay (Sawirro)

Buugga ” Sidee ku noqon kartaa Arday Guuleysta?” ayaa galabta lagu soo bandhigay Hotelka Central Magaalada Cadaado, Bandhiggan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Madasha #Heego_Forum oo ay aasaaseen dhalinyaro ku nool Magaalada Cadaado. Buuggan maanta lasoo bandhigay ayaa waxaa qoray nin dhalinyaro ah lagu magacaabo Galad Maxamed Barre, kaas oo dugsiga sare uga baxay Magaalada Cadaado. […]

Continue Reading

Akhriso: Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha dowlad goboleedyada

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo bandhigay  Isku aadka Ciyaaraha Maamul goboleedyada, ciyaarahan oo la filayey inay sanadkaan lagu qabto Kismaayo ayaa loo wareejiyey magaalada Muqdisho oo sanadkii labaad martigalinaysa ciyaarahan.  isku aadka ayaa la dhigay wareegga koowaad laba Group. GROUP A: Banaadir, Galmudug iyo Jubbaland GROUP B: Hirshabeelle, Puntland iyo Koofur Galbeed

Continue Reading