Khadar Biciid oo loo doortay Gudoomiyaha Dalada aan dowliga aheyn Soomaaliya (Sawirro)

Shirka wadatashiga daladaha bulshada rayidka dowlad goboleeyada ayaa waxaa lagu qabtay magaalada kismaayo xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Jubbaland.  waxaana gogosha fidiey  JUNSA ( jubbland non state actors). Shirka oo socday 2-4 december ayaa laga soo saaray  Qodobo muhiim ah kasoo bexeen laguna doortay hogaan mideeya Daladaha aan dowliga aheyn heer federal.  Madashan ayaa Waxaa soo […]

Continue Reading

Galmudug iyo Ahlu sunna oo heshiis gaaray (Sawirro)

Dowlad goboleedka Galmudug iyo garabka Ahlu sunna ayaa goordhow dalka Jabuuti ku kala saxiixday heshiis horudhac ah kadib 8 maalmood oo ay ku sugnaayeen dalka Jabuuti. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa labada dhinac u kala saxiixay heshiiska. Heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa […]

Continue Reading

Wasaaradda Maaliyadda DFS oo hirgalisay in Askari kasta Akoon gaar ah yeesho (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah furay Diiwaan-galinta Ciidamada Xooga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya  Askari walbo Mushaarkiisa uu ku qaadan doono Akoonkiisa gaarka ah. Arintaan oo uu hormuud ka yahay Wasiir Beyleh ayaa ujeedkeedu waxa uu yahay in laga gudbo Nidaamka Lacagaha Kaashka ah gacanta […]

Continue Reading

Puntland oo 2400 Askari ku wareejisay Dowladda Federaalka (Sawirro)

Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland oo ku biiraya Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Ciidankan oo tiro ahaan gaaraya 2,400 oo Askari, ayaa qayb ka ah ciidamo laga qorayay Maamulada xubnaha ka ahDawladda Federalka Dhexe, waana heshiis horey loo kala saxiixday oo ku saabsanaa […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Danjire Aamina Maxamed, Sii-haya Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed Sheekh (Bagadi) iyo Diblomaasiyiin ka […]

Continue Reading

Sawirro: Shirkii Galmudug iyo Ahlu sunna oo ka furmay Jabuuti

Waxaa goordhow ka furmay dalka Jabuuti Shir looga hadlayo dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunna, Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay wufuud ka socota labada dhinac, waxaana si wadajir ah u hogaaminaya Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa socon doono saddex maalmood sida la qorsheeyey, waxaana maanta looga hadlayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Hobyo

Roobab mahiigaan ah ayaa xalay iyo maanta ka da’aya degmada Hobyo iyo Tuulooyinka Hoos yimaada koofurta Gobolka Mudug, Roob Mir ah ayaa xalay ka curtay deegaanadaas. Waxaana wali da’aya Roob biyo dhigay magaalada. Deegaanada Xeebta Gobolka Mudug muddo saddex sano ah kama di’in roob fiican, waxaana roobka heleen ku diirsaday dad iyo Duunyo. Togaga biyo […]

Continue Reading

Daawo: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo u jeediyey Dhalinyaradii u istaagay Difaaca Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tabbarka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye  600 oo dhalinyaro ah oo si mutadawacnimo ah ugu istaagay in ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab. Boqalaalka dhalinyarada ah ee uu la hadlay Madaxweynuhu waxa ay xaqiijiyeen sida ay uga go’antahay in ay furimaha dagaalka […]

Continue Reading