Hadalkii Ra’iisul wasaare Kheyre iyo weerarkii Cabdiraxmaan Cabdishakur (Sheeko isku xiran)

Dhowaan Ra’iisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa isagoo koox haween ah u qudbeynaya sheegay in dadka Dowladiisa mucaaradsan iyo Al shabaabku ay isku mid yihiin isku sina loola dagaalami doono, wuxuu ahaa hadal xanafleh. C/raxmaan Cabdi Shakuur oo xili hore hadalkaas ka jawaabay wuxuu ku tilmaamay ayaan daro in Al Shabaab lagu mataalo mucaarad […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo dib ugu laabtay Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shalay galab dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha oo dhawaan soo gaaray Cadaado ayaa laba maalin kadib u gudbay dhanka Galkacyo halkaas oo uu u tagay nabadeynta Galkacyo. Madaxweyne Xaaf intii uu ku sugnaa Cadaado iyo Galkacyo cidna kalama uusan hadlin Heshiiskii Ahlu sunna […]

Continue Reading

Sawirro: Waddooyinka Galkacyo oo la isku furay laba sano kadib

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Taliyaha  xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa maanta  ku guuleysteen iney dib u furaan waddooyin muhiim ah oo  muddo laba sano ah xirnaa magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiin kale oo ka socotay Puntland, Galmudug iyo saraakiil ciidan ayaa qeyb ka ahaa qorshaha maanta lagu furay waddooyinkaan. Waxaa […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Kulan lagu Nabadeyno Galkacyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Taliyaha Xoogda dalka , Taliyaha ciidamada Puntland ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo culamaa’udiinka kasoo jeeda gobolka mudug waxa ayna kala hadleyn sidii loo soo afjari lahaa colaadaha kusoo laalaabtay Galkacyo, Iyo in la furo wadooyinka Xiran. Madaxweynaha ayaa Bulshada Galkacyo kula dardaarmay in ay aan loo […]

Continue Reading

Akhriso: Beesha Cadaado oo go’aan ka soo saartay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunno

Goordhow waxaa warqabadka shabakadda ceelhuur.com soo gaaray war-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaanada barlamaanka Galmudug ku matala beesha Cadaado. Xildhibaanadan ayaa ka soo horjeestay heshiiskii ay dhawaan gaareen Galmudug iyo Ahlu sunno, iyagoo ku tilmaamay sadbursi iyo dib u dhac Galmudug. halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka.

Continue Reading

Sawiro: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Taliyaha Xoogga Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka Jen.Cabdiwali jaamac Gorod ayaa maanta waxa ay kulamo la qaateen saraakiil ka tirsan UN iyo AU  oo tababatayey qayb ka mid ah ciidamado isku dhafka ah magaalada Galkacyo. Madaxweynaha Galmudug oo dardaaran u jeediyay ciidamada isku dhafka ah ayaa yiri”ma dooneyno in […]

Continue Reading

Sawirro: NUSOJ oo tababar ka furtay Cadaado- Galmudug

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ayaa maanta magaalada Cadaado xarunta ku meelgaarka ah Galmudug ka furay tababar soconaya laba maalmood, waxaana tababarkaan ka faa’iideysana qaar ka mid ah wariyayaasha ka howlgala deeganada Galmudug, Gudoomiyaha NUSOJ Maahir Jaamac Aadan iyo xubno la socda ayaa shalay soo gaaray Cadaado. Tababarka ayaa waxaa furay wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan […]

Continue Reading