Madaxweynaha cusub Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta magaacabay golaha wasiirada cusub maamulkaasi, kadib markii shalay loo caleemasaaray xilka Madaxweynaha maamulkaasi. Golaha wasiiradan ayaa ka kooban 23 wasiir iyo 9 wasiir ku xigeen. halkaan ka aqriso liiska Golaha wasiirada cusub Somaliland.