Madaxweyne Xaaf oo Shaqo-Joojin ku sameeyey Wasiirka Haweenka Galmudug

Saraakiil sare oo ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa u xaqiijiyey shabakadda ceelhuur.com in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Hodan Cabdi Shire. Madaxweyne Xaaf ayaa shaqojoojinta u cuskaday in wasiiradu ay iyadoo aan Madaxda sare la tashi la sameynin ay shaqo-joojin ku […]

Continue Reading

WAA KUMA HOGAAMIYE?

Hogaamintu waxay ka bilaabataa hogaanka naftaada & tan ehelkaaga aad ku hogaamiso waxii alle (SWT) ku faray, kolka aad taada & tan ehelkaaga daryeesho sida Soomaalidu horay ugu maahmaahday “tiisa daryeelaa tu kale ku dara” ayaad kadib u tafaxa-xadayn kartaa hogaamin ummaddeed. Sidaa darteed hadii uu damac kaa galo hogaamin ummaddeed kolka hore iska hubi […]

Continue Reading

RW Kheyre oo furay shir looga hadlayo fatahaadda Beledweyne

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir ku saabsan fatahaadda wabiga shabeelle iyo Barakaca ka socda Magaaladaas. Shirkan oo uu Ra’isalwasaaraha ka furay Xarunta Madaxtooyada dalka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgelaya Ra’isalwasaare ku xigeenka Soomaaliya. Waxaa kale oo ka mid ah xildhibaanno,Guddiga ka hortagga Musiibooyinka Qaranka,Ganacsato iyo Hay’adaha aan […]

Continue Reading

Gaalkacyo: Taliyihii Ciidanka Isku Dhafka oo ku dhintay Qarax Ismiidaamin ah

Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday gobalka Mudug Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud. Taliyaha iyo laba sarkaal ayaa ku dhintay Qarax ismiidamin ah oo lala eegtay xilli uu joogay meherad u dhow shirkadda Golis ee Waqooyiga Gaalkacyo. Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay Guud ahaan magaaladda Gaalkacyo […]

Continue Reading

Kutlada Horusocod oo hoggaan cusub dooratay.

Xildhibaannada la magac baxay Kutlada horusocod ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye Cusub kadib Kulan ka dhacay Hoyga uu Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ka degan yahay Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka mid ah Madaxda Xisbiga PDP ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh kana mid ah Xildhibaannada horusocod. Kutlada Horusocod ayaa waxaa ku bahoobay xildhibaano […]

Continue Reading

Xil. C/raxmaan Odawaa oo ka Jawaabay hadalkii C/wali Gaas

Wasirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Odawaa ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas ee uu ku sheegay ” Muqdisho Soomaaliya ma ahan, Soomaaliya Muqdisho ma ahan”. Xildhibaan Odawaa ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebookga u qornaa sidan: “Muqdisho waa Maagaalo Madaxdeena! Waxaan dhagaystay shirkii Jaraa’id ee Madaxweyne […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Casho Sharaf u sameeyey Tiiceey

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey, Waxaa sidoo kale Cashada ka qeybgalay Gudoomiyaha Barlamaankada Galmudug Cali Gacal Casir, Madaxweyne ku xigeenkii hore Ximan & Xeeb Cabdiraxmaan Shaaticadde, iyo Siyaasiyiin kale. Masuuliyiintaan ayaa Maxamed Tiiceey u muujiyey […]

Continue Reading